Warmoley
Taariikh nololleedkii Allaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur
Taariikh nololleedkii Allaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur

Maxaa ka taqaannaa Taariikh Nololleedkii Wariye Rug-caddaa Saxaafadeed Allaha u Naxariistee Yoonis Cali Nuur Akhriso.

1948 : ku dhashay Tuulada fara-weyne

1960: Dugsigii Hoose ee Arabsiya

1965: Dugsiga dhexe ee Cadaadley

1968: Dugsiga sare ee Camuud

1972: Dugsigii Tababarka Xalane

1973: Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuninta DAdweynaha, Radiyo Muqdisho

Waxa qori jiray faalloyinka , waxa kale uu samayn jiray barnaamijyo

1980 waxa uu tababar waxbarsho uu tagey dalka jarmalak galbeed

1982: waxa uu galay machadka siyaasadda

1983: waxa uu noqdey Agaasime ku-xigeenka Wakaaladda SONNA

1984; Tababar, Jaamacad ku taal dal Faransiiska

1984-2015: waxa uu ka shaqeeyaya BBC laanta afsomaaliga ee London iyo hey’ado kale oo ku yaalla magaalada London.

Waxaa suu uruuriyey Ustaad Waa-suge