Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Yoonis Cali Nuur
Saturday July 21, 2018 - 16:29:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed Farmaajo ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allha UnaxariisteMarxuum Yoonis Cali Nuur oo horay uga soo shaqeeyay Radio Muqdisho iyo Warbaahinta BBC qeybteeda Soomaaliga. “Waxaan tacsi u direynaa qoyska iyo qaraabada Marxuum Yoonis Cali Nuur. Yoonis wuxuu muddo dheer kasoo shaqeeyay Marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Englad. |