![]() |
Akhriso:-Wasaaradda Caafimadka Oo Amar Ku Soo Rogtay Shaqaalaha Ajaanibta Ee Ka Howlgalla Muqdisho
Sunday January 21, 2018 - 16:05:13
![]() Wasaaradda Caafimadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgalla Xarumaha Caafimaad ee ku yaalla Magaalada Muqdisho Aamarkaan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid lagu hubinayo tayada Shaqaalaha Caafimad ee Ajaanibta ah kuwaas oo ka howlgalla Magaalada Muqdisho. Dhamman waxaa la amray in ay isdiiwaangeliyaan Shaqaalaha Caafimad ee Ajaanibta ah ee Muqdisho ka holwgalla iyo kuwa hadda kadib doonaya in ay ka Shaqeeyaan. Hoos Ka Akhriso Wareegtada amarka ah ee ka soo baxay Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya. |