Warmoley
Video:-Madaxweynaha Oo Maanta lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Balan Bale
Madaxweynaha Oo Maanta lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Balan Bale
Madaxweynaha DFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Goor dhawayd oo  maanta ah ayaa  waxa uu gaaray Magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud iyadana  siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Waxaa safarkiisa ku weheliyay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed shaakir Cali Xasan iyo Masuuliyiin kale . Madaxweynaha ayaa waxaa laga sugayaa dhawaan in uu gaaro Magaalada Caabudwaaq ee Xarunta Galgaduud.