Warmoley
DAAWO MUQAALKA XARUNTAAN LAGU MAGACAABO BAIDOA BOOK HOUSE OO LAGUFORAY BAYDHABO
MUQAALKA XARUNTAAN LAGU MAGACAABO BAIDOA BOOK HOUSE OO LAGUFORAY BAYDHABOXARUNTAAN LAGU MAGACAABO BAIDOA BOOK HOUSE OO LAGUFORAY BAYDHABO Xaruntaan Ayaa Waxaa Ku Dhalatey Furitaankeeda Dhalinyaro Kasoo Jedaan Degaanada KGS Waxna Kusoo Barteen Dalka Sudan. Waxaa Laga Helaa Weybaha Kala Duwan Ee Bugaagta Wax Barashada. Si Weyn Ayey Usoo Dhawayeen Dhamaan Ardada iyo Wazaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka KGS waxeyna Ku Dhiiragaloyeen In Xaruntaan Lagu Magacaabo (BAIDOA BOOK HOUSE) ay Soo Kurdhiso Si Lamid Ah Xarun Ay Isku Imanayaan Dhamaan Ardada Ku Nool Magalada Baydhabo Si Ay Wax Ugu Aqristaan.HOOS KA DAAWO MUQAALKAhttps://www.youtube.com/watch?v=jhQxVEblKtQ