![]() |
Daawo Sawiro iyo Muuqaal : Garoonka Diyaaradaha Amsterdam oo lagu kala Cararay iyo Ciidamo badan oo la geeyay
Wednesday April 13, 2016 - 14:29:16
![]() Hal rux ayaa la qabtay oo la xiray waxaana wali socda baaritaan xoogaan maadaama ciidamada booliiska dalka Holland lagu soo war galiyay in weeraro qaraxyo ah la la damacsan yahay garoonkaas . Garoonka diyaaradaha Schiphol Airport ayaa waxa uu ka mid yahay garoomada ugu caansan uguna weyn Qaarada Yurub waxaana sanad walba ku safra rakaab lagu sheegay in ka badan 50 Milyan oo qof ![]() ![]() ![]() ![]() WAXAA IDIN SOO
DIYARIYE WAR KAANI WARIYE
CABDUL QAADIR JOOKAR |