![]() |
Daawo Sawirada '' Xaflad lagu soo dhaweynayo caleema saarka boqorka labada bahood iyo marooyinka oo Muqdisho lagu qabtay
Wednesday April 06, 2016 - 14:39:37
![]() Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeyb galay boqorka dhawaan la caleema saaray oo ah Ex-nabadoon Cabdullahi Geedi Shadoor, xildhibaan, odayaal dhaqameed, abwaanno iyo marti sharaf kale Intii ay socotay munaasabadda ayaa dhamaan dadkii ka hadlay waxa ay sheegeen in ay aad u taageersanyihiin in ay yeeshaan boqor, waxa ayna ballan qaadeen in ay taageeri doonaan, iyada oo ka codsaday in uu cadaaladda u hiiliyo. Boqorka ayaa ugu danbeyn munaasabadda ka hadlay waxa uuna ka codsaday beesha uu boqorka u yahay in ay nabadda ka shaqeeyaan, isagana ay ku garab istaagaan qaabkii uu u gudan lahaa xilka uu qaaday. Xaflad lagu caleema saarayay boqorka labada bahood iyo marooyinka Ex-nabadoon Cabdullahi Geedi Shadoor oobishaan bilaawgeedii ka dhacday Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay siyaasiyiin waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ![]() ![]() ![]() ![]() |