![]() |
Dowladda Japan oo Soomaaliya gaarsiisay deeq lacageed:
Saturday March 12, 2016 - 08:07:56
![]() Waxaana halkaasi lagu kala saxiixday heshiis ku aadan in dowladda Japan hada Soomaaliya ay ka fulineyso howlo mashaariic oo dalka lagu hormarinayo. Wasiirka halkaas ka Hadley waxaa mid ahaa. 1-H.E, Eng.Salah Shek Osman, Wasiirka Howlaha Guud, dib u dhiska iyo guriyenta 2- H.E C/raxmaan Sheekh Yuusuf Cali Ceynte, Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga 2 H.E Hawa xasan maxamud Wasiirada caafimadka |