![]() |
Daawo Sawirada : Dalka Sweden oo soo saaray Madaafiic rido dheer iyo Tiknikada dagaalka oo Casri ah !!
Monday January 18, 2016 - 10:31:48
![]() Hubka iyo Madaafiicda uu soo saaray dalka Sweden ayaa waxaa loo yaqaan (Archer Artillery FH77) waana Madaafiicda goobta oo la is ticmaali karo xiliyada Qaboobaha iyo Kuleelahaba . Madaafiicdaan Casriga laga soo dhigay ayaa xiliyadii hore waxaa jiidi jiray gawaari dagaal balse iminka waxaa si casri ah looga dul rakibay isla gawaaridii jiidi jirtay, taa oo wax badan ka badashay madaafiicdii hore . ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar |