![]() |
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo furay shir looga hadlayo horumarinta hanaanka garsoorka dalka – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Saturday January 16, 2016 - 20:32:20
![]() Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta furay shir looga hadlayo sidii loo nidaam casri ah oo lagu keydiyo kiisaska loo keeno xeer ilaalinta dalka. Shirka waxaa ka qeybgalay wasiirka Cadaaladda, taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, aqoonyahanno iyo aqoonyahano. Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Macalin Daahir oo ka hadlay furitaanki shirka ayaa ka sheekeeyay baahida loo qabo in la helo nidaamka Databaska ee lagu keeydiyo kiisaska xeer ilaalinta. Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar |