Warmoley
War-saxaafadeed _ Dowladda Soomaaliya oo Xiriirka u jartay Iran – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
yadoo la fulinayo go’aanka ka soo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,January 07,2016 , Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga waxa ay u yeertay Sii hayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Islaamiga Iran ee Muqdisho , waxa ayna gudoonsiisay go’aanka , waxaana laga codsaday in isaga iyo diblomaasiyiinta kale ee Iran ay dalka uga baxaan muddo 72 saacadood gudahooda.
Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar