Warmoley
Shaki laga qabo Nukliyeerka K.Waqooyi

North Korea ayaa sheegatay in markii ugu horaysay ay ku guulaysatay inay tijaabiso Bomb. Hadalka ayaa laga sheegay Telefishinka, saacado kadib matkii la dareemay gariir cabirkiisu yahay 5.1agagaarka meel lagu tijaabiyo nukliyeerka.

Laakiin wasiir ku xigeenka difaaca ee Koonfurta Korea ayaa sheegay inay adagtahay in la aamino in bomka uu ahaa Haydrogen Bomb.

Haydrogen Bomb ayaa ka casrisan midka Plutoniumka ee ay isticmaashay Waqooyiga Korea tijaabadii hore.

Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar