Warmoley
Daawo Sawiro Iyo Warbixin Koban Gudoomiyaha Jaamacadda Koofurta Soomaaliya oo Booqasho ku tagay dugsiga Sare ee Degmada Luuq Ganaane,

Gudoomiyaha Jaamacadda Koofurta Soomaaliya Birifisor Maxamed Ali Kalay oo Booqasho ku tagay dugsiga Sare ee Degmada Luuq Ganaane, 25 sano ee burburka waa markii ugu horeeysay oo laga furo Dugsi Sare, guud ahaana Gobolka Gedo waa Dugsiga sare ee labaad.

Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar
Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar