Warmoley
Dhageeyso Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo ka hadlay Fadliga 12’ka Rabiicul Awal

Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo waraysi siiyay Radio Muqdisho Codka jamhuuriyadda ayaa ka hadlay ahmiyadda ay leedahay maanta oo kale oo ay Taariikhdu tahay 12 bisha Rabiicul Awal 1437.

Sheekha ayaa Ummadda Soomaaliyeed ka dalbaday inay ka faa’iidaystaan faa’iidooyinka ay leedahay bishaan gaar ahaan maanta.Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar