Warmoley
DAAWO SAWIRRADA WAFDIGA WASIIRADA EE BELEDWEYNE KU SUGAN

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Qaar ka mid ah sawirrada Wafdiga Golaha Wasiirada iyo Xildhibannada ee ku sugan magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuwaasi oo maanta howlo kormeer ah ku tegay meelihii ay maleeshiyo beeleeyada isku hor fadhiyeen, halkaasi oo lagu badalay ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa AMISOM.