![]() |
Baarlamaanka oo ka hadlaya sharciga saxaafadda
Monday December 14, 2015 - 12:59:16
![]() Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa maanta oo isniin ah kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayadoo akhrintii labaad uu marayo shariciga saxaafadda dalka. Guddiga saxaafada ee Baarlamaanka ayaa gacanta ku haya hindise-sharciyeedka saxaafadda oo ay wasaaradda warfaafintu u gubisay baarlamaanka, maanta ayuu marayaa akhriska saddexaad sharcigan. Laba akhrin oo hore ayuu soo maray hindise-sharciyeedkani. |